Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Siciid Ducaale

 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka teleefanka kula xiriiray marwadii iyo qoyska uu ka baxay halyeeygii Xulka Qaranka ee Kubadda Cagta iyo Kooxda Horseed Marxuum Siciid Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Cadan ayaa uga tacsiyeyay geeridan xanuunka badan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Siciid Ducaale uu ahaa ciyaaryahan magac iyo sharaf u soo … Continue reading Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Siciid Ducaale